"Eeg laqwin"
Wadaag:
ld laqwiyid.
m.dh
Eeg laq
Eeg laqsiin
Oraah diinta gef ku ah oo bareer loo yiraahdo.
m.l
/2 (-iyay, -iday/isay; -iyi) Hadal diinta gef ku ah ku hadlid.
f.mg1
Eeg laqid
Eeg la
Eeg laylin
Eeg laqsii
Eeg laqmad
eeg laqwi2.
m.f.dh
Eeg laa
Eeg lag: (4).
U l.: qof wax la barayo u meerin.
U l.:qof sakaraad ah oo in uu dhimanayo la moodo ashahaado u marin.
-nay, -ntay
Eeg laqdabo
Eeg laqbays
Eeg laba
Eeg laam