"Eeg laylin"
Wadaag:
ld layliyid.
m.dh
Eeg laylis
Eeg laylisan
ld laylyid.
m.l
Rati aan weli rar baran.
Tababbaridda qof loo tababbaro hawl gaar ah.
Awr rar barid.
Cid tababbar siin.
f.g1
Eeg laylisanaan
Eeg la
Eeg layac1
Eeg layac2
Eeg layrad
eeg kulayli. ld kululayn.
m.f.dh
ld laylyan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Eeg laqwin
eeg layli.
Eeg lag: (4).
Eeg laa
Eeg laq
Ciyaar carruurtu ku dheesha dhagxaan quruurux ah, saalo geel iwm oo ku jirta laba iyo toban god oo laba labo isaga soo horjeeda; godadow.
eeg lali2.