"Eeg leeddafuul1"
Wadaag:
Fuulidda la fuulo faras aan koore lahayn.
m.l
Eeg leeddafuulid
Faras aan koore saarnayn fuulid.
f.g1
-uulay, -uushay
eeg leeddafuul2.
m.f.dh
Aqoon loo adeegsado sida fardaha loo fuulo.
F. ah: qof ku xeel dheer sida fardaha loo fuulo.
Faras la fuushanyahay oo aan koore saarnayn.
m.dh
Eeg leefi
Eeg leexis
Eeg le
Eeg led
Eeg leexaysad
Eeg leegleegsad
Eeg ledid
Eeg lool1
Eeg laal1
Eeg lextukaalee
Eeg leged1
Eeg leexsanaansho