Qeexid
Eeg loolsad
Eeg loolsad
m.l
Qeexid: ld loolsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: Eeg loolad
Qeexid: Eeg lool1
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax looliyey ahaansho (bir).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: Eeg loolsanaansho
m.f.dh
Qeexid: eeg loolso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Mindi, godin, waran iwm af u yeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld loolsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld loolasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg loolsan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: Eeg lisad
f.mg1
Labdhedig: -oolay, -ooshay
Qeexid: Awr si aan toos ahayn awr kale mici ugu dhufasho.
Qeexid Xigta: Laal ciyaarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Jaad ka mid ah dhigaha aqalada miyiga lagu dhiso.
Qeexid Xigta: Dhagax mindiyaha iwm lagu afeeyo.
Qeexid Kale: Xarriiq dhulka gudub u gooysa oo la siman dhulbaraha. 4.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-lal, m.l) (juqr.) Xarriiq dhigeed ama barka goobooyinka waaweyn midkood, goobooyinkaas oo mara cirifyada, badhahana xaglo quman u gooya; xarriiqaasi ma ahin goobo buuxda maxaa yeelay waxaa jira faraq 80 oo dhig ah iyo waqti 12 sacadood ah oo u dhexeeya labada badh ee goobooyinka waaweyn ee mara cirifyada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: Eeg laasad
Qeexid: Eeg lunsad
m.l
Qeexid: /dh ld loolsanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: Eeg layrsad
Qeexid: Eeg liicsad
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Mindi iwm afayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]