"Eeg luggelin"
Wadaag:
eeg luggeli.
m.f.dh
Eeg luggelis
Arrin aan wax ka qabashadeeda daacad loo ahayn isku dirqiyid.
Arrin, hawl iwm carqaladayn.
f.g2
-iyay, -isay
L. ah: xoogsade aan si joogto ah u shaqayn ee hadba kol shaqeeya.
m.l
Eeg luggoyn
Eeg luggooyo
Eeg lugays
Eeg lugeys
Eeg lughel
Eeg laylin
Eeg lulniin
eeg liilgeli.
luggo'id m.f.dh eeg luggo'.
luggo' f.mg1 (-'ay, -'day) Meel wax laga doonay ka waayid.
Eeg lugduub1
Eeg luuf
Eeg lugabaxsi
Eeg lugduubid
Eeg luloo