"Eeg luqluqad"
Wadaag:
Eeg luqad
ld luqluqasho.
m.l
ld luuqad.
m.dh
eeg luqluqo.
m.f.dh
Biyo yar oo afka gudahiisa lagu dhaqdo.
Afka gudihiisa biyo yar ku dhaqasho.
f.mg3
-qday, -qatay
U l.: cid afka u dhaqid.
f.mg1
-qay, -qday
(-do, m.l) Af ay ummadi leedahay oo ay isku fahmaan.
eeg luqluq2.
Eeg luqmo
Eeg lulad
Eeg lunsad
Eeg luuqays
Eeg liiqliiqad
Eeg luusluusad
(-do, m.l) In cunto ah oo hal mar afka la geliyo ama la goosto.
Eeg luuf
Eeg luqunjebi
Eeg luloo