"Eeg nayloon"
Wadaag:
ld layloon.
m.l
Dhar jilicsan, qafiif ah, jirku ka muuqdo oo aan ka samaysnayn cudbi, iyo xariir midna.
Fool.
Eeg nambar
(-lo, m.l) Maqasha idaha keeda dheddig.
m.dh
(-lo, m.l) Maqasha idaha keeda lab.
Eeg nambarsan
Eeg nuumbi