Qeexid
"ld labbis1."
"ld labbis1."
Wadaag:
ld kabbis (-syo, m.dh) Lakab adag oo ka samaysan dhagax, dhoobo, qoryo ama wax kale oo lagu sameeyo dhismaha iwm laguna qurxiyo.
ld kebbin.
m.l
Wadaag:
Dhar lagu xarragoodo.
Dhar gaar ah oo lagu yaqaano ciidamada, ardada iwm.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Nooc siyaaqadda dumarku isku qurxiyo ka mid ah oo dahab ka samaysan.
m.dh
Wadaag:
(-syo, m.dh) Dadka dembiga gala, meesha lagu xiro oo lagu hayo; xarig. ld xabsi.
m.l
Wadaag:
Caano markaas la lisay.
Wax kastoo caano ama dhacaan leh sida xabagta iyo cinjirka iyo dhiinka miraha, oo la soo tuujiyo.
m.l
Wadaag: