Qeexid
"Waxar markaas habarteed ka gurtay."
Qeexid Xigta
Cabbir wax lagu cabbiro oo u dhigma rubuc jawaan.
"Waxar markaas habarteed ka gurtay."
Cabbir wax lagu cabbiro oo u dhigma rubuc jawaan.
Wadaag:
Wax lix iyo toban (16) meelood loo qaybiyey meeshood.
Sinta dadka ee ilmaha la saaro.
m.dh
Wadaag:
Dhoobo si gaar ah loo dubo oo qaabab badan loo yeelyeelo oo sida dhagaxa wax lagu dhiso.
Caano.
m.l
Wadaag:
(bot.) Geed dhirta waaweyn ka mid ah oo aan qodax lahayn, ubax qurxoon dhala, oo laga qoro kooraha iyo mooyaha.
m.l
Wadaag: