Qeexid
"(-bab, m.l) (xis.) Teed kasta oo tiro ah lehna hal dhinac u tax ama hal joog u tax."
"(-bab, m.l) (xis.) Teed kasta oo tiro ah lehna hal dhinac u tax ama hal joog u tax."
Wadaag:
(-bab, m.l) Ul yar oo dhuuban oo afka bir fiiqani kaga jirto oo qaansada laga gano; gamuun.
m.l
Wadaag:
Si tartiib ah carrabka wax u marin.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Beden, huuri iwm seeb ku wadid. ld seebi.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
(f.g) Nafley ama wax kale wax ay la socdeen raaciddooda u diidid.
(f.mg) U r.: farriin, lacag iwm cid meel u dhigid.
(f.mg) Ka r.: cid fal xun oo ay samaysay ka celin. 4. (f.mg) Laba xaraf shaqal iskula xirid.
f.g
-bay, -btay
Wadaag:
Wax jihadii ay u jeedeen ka duwid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-bo, m.l) (juqr.) Dhulka deriska la ah badda ama biyo kale oo weyn kuwaas oo mawjadahoodu ay si toos ah u saameeyaan.
m.dh
Wadaag:
Wax si tartiib ah u goyn.
Ka j.: wax, wax kale iyadoo inta dheeriga ah laga jarayo la ekeysiin.
Ka j.: cid dembi ay gashay ka gudid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Xayaabada dusha ka fuusha cuntada la kariyo.
Xaafoodka kor fuula biyo in badan meel ku jirey; saaruq.
m.dh
Wadaag:
(xis.) Taranka laba leeb oo ku siiya leeb saddexaad. Taranka labada leeb A iyo B waxa loo qoraa AxB, waa leeb laxaaddiisu yahay A B sin theta, taas oo A iyo B ay yihiin laxaadyada A iyo B, theta-na tahay xagasha u dhexeysa A iyo B. Jihada taranka leebka waxa uu ku yahay xaglo qumman leebabka A iyo B.
m.l
Wadaag:
Wax dhinac u weecsasho. Tus. “Biyaha beerta u leexso”.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag: