Qeexid
Fuulidda la fuulo faras aan koore lahayn.
Fuulidda la fuulo faras aan koore lahayn.
magac / noun
Lab / masculine
f.g1
Labdhedig: -uulay, -uushay
Qeexid: Faras aan koore saarnayn fuulid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: Eeg leeddafuul1
m.f.dh
Qeexid: eeg leeddafuul2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: Eeg leeddafuulid
Qeexid: Eeg leeddafuulid
m.dh
Qeexid: Faras la fuushanyahay oo aan koore saarnayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -uulay, -uushay
Qeexid: Faras dusha ka korid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Aqoon loo adeegsado sida fardaha loo fuulo.
Qeexid Xigta: F. ah: qof ku xeel dheer sida fardaha loo fuulo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]