Qeexid
"Si tartiib ah carrabka wax u marin."
[-fay, -ftay]
leef ay
leef tay
f.g1"Si tartiib ah carrabka wax u marin."
Wadaag:
Cid in ay carrabka wax mariso gayeysiin.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
(-bab, m.l) Ul yar oo dhuuban oo afka bir fiiqani kaga jirto oo qaansada laga gano; gamuun.
m.l
Wadaag:
Wax jihadii ay u jeedeen ka duwid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-bab, m.l) (xis.) Teed kasta oo tiro ah lehna hal dhinac u tax ama hal joog u tax.
m.l
Wadaag:
Xayaabada dusha ka fuusha cuntada la kariyo.
Xaafoodka kor fuula biyo in badan meel ku jirey; saaruq.
m.dh
Wadaag:
le'eg f.mg4 La siman; la mid ah; la fil ah; aan ka yarayn kana weyneyn.
-ekaa, -ekayd
Wadaag:
le'ekaysii f.g2 Ku jaangoyn; wax le'eg ka dhigid; la simid.
-iiyay, -iisay
Wadaag: