Qeexid
"Wax masiibo la kulmay ahaansho."
[-naa, -nayd]
leelleelsan aa
leelleelsan ayd
f.mg4"Wax masiibo la kulmay ahaansho."
Wadaag:
Wax la leelleeltiray ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Cid masiibo ku dhacday wax siin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Xoolo ama wax kale oo qof hawlgab ah ama ciidan waxyeelloobay abaal gud ahaan loo siiyo.
m.l
Wadaag:
Wax dhinac u weecsan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Xayaabada dusha ka fuusha cuntada la kariyo.
Xaafoodka kor fuula biyo in badan meel ku jirey; saaruq.
m.dh
Wadaag: