Qeexid
"Xoolo ama wax kale oo qof hawlgab ah ama ciidan waxyeelloobay abaal gud ahaan loo siiyo."
"Xoolo ama wax kale oo qof hawlgab ah ama ciidan waxyeelloobay abaal gud ahaan loo siiyo."
Wadaag:
Cid masiibo ku dhacday wax siin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax la leelleeltiray ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Wax masiibo la kulmay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Xayaabada dusha ka fuusha cuntada la kariyo.
Xaafoodka kor fuula biyo in badan meel ku jirey; saaruq.
m.dh
Wadaag: