Qeexid
"Leexo samaysasho."
Qeexid Xigta
Leexo isku ruxid.
[-stay, -satay]
leexays tay
leexays atay
f.mg3"Leexo samaysasho."
Leexo isku ruxid.
Wadaag:
Dan awgeed wax u doorasho (cid).
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Wax dhinac u weecsasho. Tus. “Biyaha beerta u leexso”.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax jihadii ay u jeedeen ka duwid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Jid lagu socday ka weecasho.
f.mg3
-xday, -xatay
Wadaag:
Arrin laga hadlayo wax yar ka sheegid.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Dabayl dhacda oo cirka u kacda.
Ciyaar xarig geedo isu dhow labadiisa dacal lagu kala xiro oo carruurtu fuusho iskuna ruxaan.
Qallooc gala kurus geel.
m.dh
Wadaag:
Wax soconaya oo meel joogey wadasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag: