Qeexid

"Dabayl dhacda oo cirka u kacda."

Qeexid Kale

Qallooc gala kurus geel.

Qeexid Xigta

Ciyaar xarig geedo isu dhow labadiisa dacal lagu kala xiro oo carruurtu fuusho iskuna ruxaan.

Wadaag: