Qeexid
"Wax dhinac u weecsasho. Tus. “Biyaha beerta u leexso”."
[-saday, -satay]
leexs aday
leexs atay
f.g3"Wax dhinac u weecsasho. Tus. “Biyaha beerta u leexso”."
Wadaag:
Wax dhinac u weecsan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Leexo samaysasho.
Leexo isku ruxid.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Wax jihadii ay u jeedeen ka duwid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dabayl dhacda oo cirka u kacda.
Ciyaar xarig geedo isu dhow labadiisa dacal lagu kala xiro oo carruurtu fuusho iskuna ruxaan.
Qallooc gala kurus geel.
m.dh
Wadaag:
Jid lagu socday ka weecasho.
f.mg3
-xday, -xatay
Wadaag:
Carruur hurdo u diyaarsasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Dhinac eegid.
Ka dh.: wax ka gaabsasho. ld dhalleecso, jalleecso.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Si tartiib ah carrabka wax u marin.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Qof fara marnaan socosho.
Hawl la'aan socosho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag: