Qeexid
Arrin laga hadlayo wax yar ka sheegid.
[-stay, -satay]
f.mg3Arrin laga hadlayo wax yar ka sheegid.
Fal / verb
m.l
Qeexid: ld leextukaaleysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg leextukaalee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Arrin laga hadlaayo wax yar ka sheegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: Eeg leextukaaleysi
m.f.dh
Qeexid: eeg leextukaaleyso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: ld leextukaaleyso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: Eeg lextukaalee
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Caano si fiiqtukaale ah u dhamid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Godadow ciyaarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Leexo samaysasho.
Qeexid Xigta: Leexo isku ruxid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Wax beylah ah meelo ka eegasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Miyi ama tuulo magaalo ka aadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Wax dhinac u weecsasho. Tus. “Biyaha beerta u leexso”.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Caano is haysta oo la matago.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Dabayl dhacda oo cirka u kacda.
Qeexid Xigta: Ciyaar xarig geedo isu dhow labadiisa dacal lagu kala xiro oo carruurtu fuusho iskuna ruxaan.
Qeexid Kale: Qallooc gala kurus geel.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -xday, -xatay
Qeexid: Jid lagu socday ka weecasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax jihadii ay u jeedeen ka duwid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg leexi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: leexad birlabeed m.l (-dyo ..., m.dh) leexasho m.f.dh ld leexad.
m.l
Qeexid: ld leexasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]