Qeexid
(-gag, m.l) Saraarka iyo hilibka saaran.
(-gag, m.l) Saraarka iyo hilibka saaran.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: (-gyo, m.dh) Timaha ka baxa laabta ragga.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Qeexid: (-gday, -gedday; -gdi) Qof legdamaya dhul ku dhufasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld legid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: le'ekaan m.f.dh eeg le'eg.
Qeexid: le'ekaansho m.l/dh ld le'ekaan.
Qeexid: le'ekayn m.f.dh eeg le'ekee.
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: le'ekaysii f.g2 Ku jaangoyn; wax le'eg ka dhigid; la simid.
Qeexid: le'ekaysiin m.f.dh eeg le'ekaysii.
Labdhedig: -keeyay, -kaysay
Qeexid: le'ekee f.g2 La ekayn; la mid noqosho; la simid; isku in keenid.
Qeexid: le'ad m.l ld le'asho.
Qeexid: le'asho m.f.dh eeg le'o.
Labdhedig: -ekaa, -ekayd
Qeexid: le'eg f.mg4 La siman; la mid ah; la fil ah; aan ka yarayn kana weyneyn.
Qeexid: le'o f.mg3 (-'day, -'atay) Dad, xoolo, ugaar iwm aad u dhimasho.
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax la legdey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg leged2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Dhul dhigidda qof legdamaya dhulka la dhigo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Ciyaar laba qof isaga horyimaadaan oo ay si gaar ah isu qabsadaan, oo mid walba ku dadaalayo in uu kan kale dhulka dhigo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) Legdan samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: Eeg leged1
f.g4
Qeexid: Wax qabid.
Qeexid Xigta: Hadal dhihid.
Qeexid Kale: Is l.: wax malayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]