"Dhul dhigidda qof legdamaya dhulka la dhigo."
Wadaag:
eeg leged2.
m.f.dh
(-gag, m.l) Saraarka iyo hilibka saaran.
m.l
Ciyaar laba qof isaga horyimaadaan oo ay si gaar ah isu qabsadaan, oo mid walba ku dadaalayo in uu kan kale dhulka dhigo.
(-amay, -antay; -ami) Legdan samayn.
f.g1
Wax la legdey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
eeg legdan2.
eeg legdan3.
Eeg legdan1
(-gyo, m.dh) Timaha ka baxa laabta ragga.
m.dh
/dh ld legdanaan.