Qeexid

"ld legid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga leged oo kali ah:
  • Wixii ka dambeeyay ciyaartii ay Real Madrid 5-2 gool ku legeday kooxda Alaves, waxay kooxda Real Madrid ku guul-daraysatay in guul ka haleesho lixdii ciyaarood ee ka dambeeyay, waxaanay dhalisay 4 gool oo keliya.
  • Nimco-sharaf, waxay is-giijisaba ugu dambayntii waxaa soo legeday neecow dareen leh oo ay ku lamaantahay xumaddii fanka, taas oo keentay in ay dhexda u gasho badweynta fanka Soomaalida oo ay ilaa hadda kolba dhinac ugu dabaalanayso.