"(-gday, -gedday; -gdi) Qof legdamaya dhul ku dhufasho."
Wadaag:
ld legid.
m.l
Eeg leged1
(-gag, m.l) Saraarka iyo hilibka saaran.
Qof ishiisa laga baqayo wax yar siin.
f.g1
-gday, -gedday
(-gyo, m.dh) Timaha ka baxa laabta ragga.
m.dh