"(-gyo, m.dh) Timaha ka baxa laabta ragga."
Wadaag:
(-gag, m.l) Saraarka iyo hilibka saaran.
m.l
Cilmi al f.: xiddigaha wareeggooda iyo sida ay dadka u saameeyaan.
Xiddig weyn.
(-gyo, m.dh) Ayaandarro, dhibaato, hoog, masiibo. ld falag.
eeg leged2.
m.f.dh
Dhul dhigidda qof legdamaya dhulka la dhigo.
m.dh
ld legid.
(-gday, -gedday; -gdi) Qof legdamaya dhul ku dhufasho.
f.g1