Qeexid
"li'i m.dh ld la'aan."
"li'i m.dh ld la'aan."
Wadaag:
Xaskul, harag iwm si ay u jilcaan garaacid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Cunto ama cabbitaan jadiinka marin.
f.g1
-qay, -qday
Wadaag:
Adkaashaha dagaal ama wax kale oo lagu adkaado; guul.
Abaal.
m.dh
Wadaag:
lid gufaaco m.l (-ooyin, m.l) (juqr.) Gobol cadaadiska gibilkiisu ka sarreeyo kan gobolka deriska la ah.
Wadaag:
(-fo, m.l) (c.nafl.) Dareere aan midab lahayn oo laga helo habdhiska limf, kaas oo ka soo shubma meelaha u dhexeeya unugyada. Limfku wuxuu u egyahay balaasmaha dhiigga wuxuuna ka koobanyahay biyo iyo walxo kale oo ku milan, sida cusbo iyo borotiinno.
m.l
Wadaag:
Wax meel taagid si aysan u dhaqdhaqaaqin.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Geed yar oo dhulka ka soo fooca oo aan caleemo iyo ubax midna yeelan, midabkiisuna guduudyahay, boqoshaaga u eg oo la cuno.
m.l
Wadaag:
Wax kor u taagan oo toosan oo aan soo laabmayn ahaan; wax likaysan ama liqdaaran.
m.dh
Wadaag:
L. ah: wax aan wax kale la mid ahayn oo dabeecadda kaga duwan.
Cadaw ku ah.
m.l
Wadaag:
(nax.) Labo erey oo mataana ah oo micnahoodu iska soo horjeedo sida: “dheer/gaab”, “weyn/yar” iwm; cagsi.
m.l
Wadaag: