Qeexid
"Xoolo iwm meel ku celcelin."
[-say, -stay]
libaas2 ay
libaas2 tay
f.mg1"Xoolo iwm meel ku celcelin."
Wadaag:
(-xyo, m.dh) (c.nafl.) Bahal hilib ku nool ah, weyn, xoog badan leh, midabkiisuna cawl yahay, oo kiisa lab qaarka hore ku leeyahay shaash oo dadka iyo xoolahaba cuna, kiisa labina (aarka) qaarka hore ayuu ku yeeshaa dhogor dhaadheer oo farabbadan.
m.l
Wadaag:
Imtixaan gudbid. Tus. “Cali, imtixaankii wuu baasay”.
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
(-sas, m.l/-syo, m.dh) (juqr.) Bed lamaddegaanka bartamahiisa ku yaal oo biyaha laga helo agtood bacrin ah.
m.l
Wadaag:
(-shayaal, m.l/dh) Barkimooyin jilicsan oo kooraha laga hoos mariyo, si uusan kooruhu faraska u qaban.
m.l
Wadaag:
(-syo, m.dh) (c.nafl.) Insaym ay dhiijiyaan ganaca iyo qanjidhada mindhicirka yar ee lafdharleyda, kaas oo dedejiya burburinta duxda loo beddelayo asiidh duxeed iyo gilisarool.
m.l
Wadaag:
Adkaashaha dagaal ama wax kale oo lagu adkaado; guul.
Abaal.
m.dh
Wadaag:
(c.nafl.) Nafley badda ku nool oo kalluunka qaabkiisa leh aadna uga weyn, oo dadka iyo kalluunka yaryar cunta.
m.l.u
Wadaag:
Ku h.: hawl waqti isku dhaafin.
f.mg1
-say, -stay
Wadaag:
Orod boodbood leh samayn (nafley).
f.mg1
-say, -stay
Wadaag:
Wax dhulka ku xabaalid(dad dhintay); duugid.
f.g1
-say, -stay
Wadaag: