Qeexid

"(-xyo, m.dh) (c.nafl.) Bahal hilib ku nool ah, weyn, xoog badan leh, midabkiisuna cawl yahay, oo kiisa lab qaarka hore ku leeyahay shaash oo dadka iyo xoolahaba cuna, kiisa labina (aarka) qaarka hore ayuu ku yeeshaa dhogor dhaadheer oo farabbadan."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga libaax oo kali ah:
  • Waxa kale oo jira rag iyaguna arrintaas qayb libaax ka qaatay sidii loo hirgelin lahaa.
  • Mayeey janaraaladii iyo saraakiishii libaaxyada ahaa, sida Jeneraal Da’uud iyo Axmed Terza?