Qeexid
eeg libdhi.
eeg libdhi.
magac / noun
Fal / verb
Dheddig / feminine
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Ku l.: wax meel wada gelin. Tus.: “Musbaarka derbiga ku libdhi”.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg libir.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Qorrax, cadceed.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Guul.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Nooc ka mid ah mariidka oo laga isticmaalo woqooyiga-bari ee Keenya; qubleey, maanyo, manyiikay, waaray.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld libdhin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Qeexid: (-imay, -intay; -imi) Beer abuuran haramo ka jarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Adkaashaha dagaal ama wax kale oo lagu adkaado; guul.
Qeexid Xigta: Abaal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: Eeg librin
m.dh
Qeexid: Miro yaryar, kuuskuusan, leh biyo dhanaan oo laga helo fitimiin C.
Qeexid Xigta: Geedka mirahaasu ka baxaan.
Qeexid Kale: Midabka dharka lagu naqshadeeyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Qeexid: (-imay, -intay; -imi) Wax intay ahaayeen in yar ka goyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]