Qeexid
"Cid guul siin."
[-beeyay, -baysay]
libe eeyay
libe aysay
f.g2"Cid guul siin."
Wadaag:
Adkaashaha dagaal ama wax kale oo lagu adkaado; guul.
Abaal.
m.dh
Wadaag:
Qof tib ku garaacid.
Wax tib ku tumid.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
Cid masabidid.
U r.: cid u hanjabid.
f.g2
-beeyay, -beysay
Wadaag:
Wax mid ahaa wax kale ku darid.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
Indho ka qarsoomid.
Ku l.: bidhaan hawd, jeex iwm ku qarsoomid.
f.mg1
Wadaag:
(-syo, m.dh) (c.nafl.) Insaym ay dhiijiyaan ganaca iyo qanjidhada mindhicirka yar ee lafdharleyda, kaas oo dedejiya burburinta duxda loo beddelayo asiidh duxeed iyo gilisarool.
m.l
Wadaag:
Xiddigga afaraad ee daalallida una dhexeysa gudha iyo mareegadheer.
Nooc qodaxda ka mid ah.
m.dh
Wadaag:
Ku l.: wax meel wada gelin. Tus.: “Musbaarka derbiga ku libdhi”.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Nooc ka mid ah mariidka oo laga isticmaalo woqooyiga-bari ee Keenya; qubleey, maanyo, manyiikay, waaray.
m.l
Wadaag: