Qeexid
"Ka l.: qof ku jisaarid."
[-day, -dday]
libgad2 ay
libgad2 day
f.mg1"Ka l.: qof ku jisaarid."
Wadaag:
Adkaashaha dagaal ama wax kale oo lagu adkaado; guul.
Abaal.
m.dh
Wadaag:
Xoog, itaal.
Baaxad.
Lixda l.: indhaha, lugaha iyo gacmaha.
m.l
Wadaag:
(nax.) Labo erey oo mataana ah oo micnahoodu iska soo horjeedo sida: “dheer/gaab”, “weyn/yar” iwm; cagsi.
m.l
Wadaag: