Qeexid
Dhoobo aad u qoyan.
Dhoobo aad u qoyan.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh.sh
Qeexid: .r L. ka sii: libiqsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Si deg-deg ah il isugu qabasho una kala qaadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld libiqsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Nooc ka mid ah mariidka oo laga isticmaalo woqooyiga-bari ee Keenya; qubleey, maanyo, manyiikay, waaray.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Guul.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld libiqsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: Indho ka qarsoomid.
Qeexid Xigta: Ku l.: bidhaan hawd, jeex iwm ku qarsoomid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Adkaashaha dagaal ama wax kale oo lagu adkaado; guul.
Qeexid Xigta: Abaal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Cunto ama cabbitaan jadiinka marin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg libiqso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: Eeg libiqsad
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax qarsoon ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -beeyay, -baysay
Qeexid: Cid guul siin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld libdhi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld dhibic1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Xiddigga afaraad ee daalallida una dhexeysa gudha iyo mareegadheer.
Qeexid Xigta: Nooc qodaxda ka mid ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Qorrax, cadceed.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: L. ah: qof jisaar ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Ka l.: qof ku jisaarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Xoolo iwm meel ku celcelin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]