Qeexid
"Indho ka qarsoomid."
Qeexid Xigta
Ku l.: bidhaan hawd, jeex iwm ku qarsoomid.
"Indho ka qarsoomid."
Ku l.: bidhaan hawd, jeex iwm ku qarsoomid.
Wadaag:
Nooc ka mid ah mariidka oo laga isticmaalo woqooyiga-bari ee Keenya; qubleey, maanyo, manyiikay, waaray.
m.l
Wadaag:
Adkaashaha dagaal ama wax kale oo lagu adkaado; guul.
Abaal.
m.dh
Wadaag:
Si deg-deg ah il isugu qabasho una kala qaadid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
(-xyo, m.dh) (c.nafl.) Bahal hilib ku nool ah, weyn, xoog badan leh, midabkiisuna cawl yahay, oo kiisa lab qaarka hore ku leeyahay shaash oo dadka iyo xoolahaba cuna, kiisa labina (aarka) qaarka hore ayuu ku yeeshaa dhogor dhaadheer oo farabbadan.
m.l
Wadaag: