Qeexid
"Inta jeer oo turub la dheelo oo hal fooro ku dhacdo."
"Inta jeer oo turub la dheelo oo hal fooro ku dhacdo."
Wadaag:
Adkaashaha dagaal ama wax kale oo lagu adkaado; guul.
Abaal.
m.dh
Wadaag:
Gudda miro ka baxa oo qolof iyo labo qalbac oo beer ah leh oo la cuno, aadna u nuxrur badan. ld jicib.
m.dh
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (fiis.) Yaaranta qotonka gariirka ayna ugu wacantahay tamarta ka lunta qaybaha gariiraya, kuna baxda ka-hortagga xoogagga isliska ama xoogagga caabbiga.
m.l
Wadaag: