Qeexid

"ld laciif1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga liciif oo kali ah:
  • Bortiqiisku way burburiyeen Saylac, laakiin may qabsan weerarkaa Bortiqiisku ee Saylac wixii ka dambeeyay Boqortooyadii Adal waa sii liciifaysay, waxayna u kala googo’day Saldanado yar-yar.
  • Haddii awoodda wax soo saarka ama dakhliga cashuur bixiyuhu liciifto ama hoos u dhaco, cashuurtuna waa yaraanaysaa markaa waa in dowladdu u dadaasho horumarka dhaqaalaha iyo badhitaarka cashuur bixiyaha.