"ld laciif1."
Wadaag:
ld laciifi
f.g2
-iyay, -isay
ld laciif2.
f.mg1
-fay, -ftay
1.
m.l
ld laciifin.
m.dh
Eeg liif1
(-fyo/-fiin, m.dh) l. ah: qof aad u tabar daran.
m.l.kh
Asal biyuhu ku yaryihiin.
L. ah: dareera ribban.
m.dh.u
Inta jeer oo turub la dheelo oo hal fooro ku dhacdo.
Eeg daciif1
ld laciif1.
(-dyo, m.dh) (fiis.) Yaaranta qotonka gariirka ayna ugu wacantahay tamarta ka lunta qaybaha gariiraya, kuna baxda ka-hortagga xoogagga isliska ama xoogagga caabbiga.