Qeexid

"lid gufaaco m.l (-ooyin, m.l) (juqr.) Gobol cadaadiska gibilkiisu ka sarreeyo kan gobolka deriska la ah."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga lid oo kali ah:
  • Baadhis ah hababka talaalida siidh-garayntooda (seeding), iyada oo waxyeelo aan loo geysan ayaa sidoo kale loo baahan yahay.
  • Geedi ayaa duhurnimadii maanta soo gaaray xerada Balidoogle isagoo ay la socdaan Lix wasiir oo ay kamid yihiin Salaad Cali Jeele iyo Xaabsade.