Qeexid
"(nax.) Labo erey oo mataana ah oo micnahoodu iska soo horjeedo sida: “dheer/gaab”, “weyn/yar” iwm; cagsi."
"(nax.) Labo erey oo mataana ah oo micnahoodu iska soo horjeedo sida: “dheer/gaab”, “weyn/yar” iwm; cagsi."
Wadaag:
lid gufaaco m.l (-ooyin, m.l) (juqr.) Gobol cadaadiska gibilkiisu ka sarreeyo kan gobolka deriska la ah.
Wadaag:
L. ah: wax aan wax kale la mid ahayn oo dabeecadda kaga duwan.
Cadaw ku ah.
m.l
Wadaag:
Xoog, itaal.
Baaxad.
Lixda l.: indhaha, lugaha iyo gacmaha.
m.l
Wadaag:
Wax muddo dheer jiray, aad u gaboobid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
(bot.) Dariiqadda uu faxalku ku tago sibiisha fur ubo-ubax.
m.dh
Wadaag: