Qeexid
"Cirbad dulkeed dun gelin."
Qeexid Kale
Maro iwm mid kale ku tolid.
Qeexid Xigta
Ku l.: dokominti la dirayo warqad sii raacin.
[-qay, -qday]
lifaaq3 ay
lifaaq3 day
f.g1"Cirbad dulkeed dun gelin."
Maro iwm mid kale ku tolid.
Ku l.: dokominti la dirayo warqad sii raacin.
Wadaag:
Dun yar oo cirbad dulkeed ku jirta.
Dokominti la dirayo warqad la raaciyo oo sii kaabaysa dulucda.
m.l
Wadaag:
(-qyo, m.dh) (nax.) Qurub lagu kaabo erey salkiisa, si uu u beddelo qiimaha iyo waxqabadka ereygaas; lifaaqyadu waxay u kala baxaan: “horkabe” (ereyga hortiisa ayuu ku lifaaqmaa), “dibkabe” (ereyga dhammaadkiisa) iyo “dhexkabe” (ereyga dhexdiisa).
m.l
Wadaag:
Cirbad dun gelin.
Maro iwm cad yar ku tolasho.
f.mg3
-qday, -qatay
Wadaag: