Qeexid

"Wax meel taagan oo aan dhaqdhaqaaqayn ahaansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ligan oo kali ah:
  • Inta aan xuuusto, markii lagaaro xilligan kala guurka ah ee uu dhammaad ku dhawaado waqtiga dowladaha Meelkugaarka ah ee Soomaalida waxaa soo baxa isjiid-jiid dhex-dooda ah iyo damac ah ‘meesha aan sii joogno.’
  • Caasumada Muqdisho ayaa waxaa ka taagan sicir barar aad u xoogan, waxaana qiimaha maciishadaha kala duwan ay xilligan marayaan heerkii u sareeyay.