Qeexid
"Guud ahaan waa qotome ama sammeeya xaglo qumman."
Qeexid Xigta
Xarriiq ama sallax ku qotonka xarriiq ama sallax kale.
"Guud ahaan waa qotome ama sammeeya xaglo qumman."
Xarriiq ama sallax ku qotonka xarriiq ama sallax kale.
Wadaag:
(-nayaal, m.l/dh) (xis.) Xarriiq ama sallax waxaa la yiraahdaa waxa ay ligane u tahay xood haddii ay ku qotonto taabtaha xoodka halka barta ay xarriiqda iyo xoodku ku kulmaan. Tusaale ahaan, gacanka goobo wuxuu ku liganyahay meeriskaa goobo.
m.l
Wadaag:
Wax meel taagan oo aan dhaqdhaqaaqayn ahaansho.
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag:
Wax kor u taagan oo toosan oo aan soo laabmayn ahaan; wax likaysan ama liqdaaran.
m.dh
Wadaag:
Wax meel taagid si aysan u dhaqdhaqaaqin.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag: