Qeexid
"Ruxruxid, dhaqdhaqaajin."
[-gay, -gtay]
liglig2 ay
liglig2 tay
f.g1"Ruxruxid, dhaqdhaqaajin."
Wadaag:
Wax meel taagid si aysan u dhaqdhaqaaqin.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Saabka weelasha loo sameeyo ganaha ka soo taagtaagan.
Qoryo iswaydaarsan oo qumbaha afkiisa lagu sameeyo.
m.l.u
Wadaag:
Wax kor u taagan oo toosan oo aan soo laabmayn ahaan; wax likaysan ama liqdaaran.
m.dh
Wadaag:
Wax meel taagan oo aan dhaqdhaqaaqayn ahaansho.
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag: