"Adkaysi, karti."
Wax, waxtarkiisu raago.
Wadaag:
Ku l.: cid cadaadis saarid.
f.mg3
-saday, -satay
ld lihiinsasho.
m.l
lihi sameeyo si badeecooyinka loogu bedesho. 2. Bati.
Wax qof leeyahay oo aan lala wadaagin.
m.dh
Miro yaryar, kuuskuusan, leh biyo dhanaan oo laga helo fitimiin C.
Geedka mirahaasu ka baxaan.
Midabka dharka lagu naqshadeeyo.
Eeg lihiinsi
eeg lihiinso.
m.f.dh
(-imay, -intay; -imi) Beer abuuran haramo ka jarid.
f.g1
eeg liqsii.
ld lexejeclo.
ld lise.
Xarafka laba iyo tobnaad ee farta carabiga ah.