Qeexid
"Khayr la kulmid."
[-nay, -ntay]
liibaan2 ay
liibaan2 tay
f.mg1"Khayr la kulmid."
Wadaag:
Faraca ka soo baxa jirridda geedka.
Qayb ka soo farcanta waax hay'adeed.
Qori af buuran oo badarka la karinayo lagu waalaqo.
m.dh
Wadaag:
Xoolo irmaan wax la lisay ahaansho.
Mindi wax af loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
(-xyo, m.dh) (c.nafl.) Bahal hilib ku nool ah, weyn, xoog badan leh, midabkiisuna cawl yahay, oo kiisa lab qaarka hore ku leeyahay shaash oo dadka iyo xoolahaba cuna, kiisa labina (aarka) qaarka hore ayuu ku yeeshaa dhogor dhaadheer oo farabbadan.
m.l
Wadaag: