Qeexid
"Wax dhinac u janjeerid."
[-cay, -cday]
liic2 ay
liic2 day
f.mg1"Wax dhinac u janjeerid."
Wadaag:
Hadba dhinac u janjeersasho.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Tabarddarro awgeed oo hadba dhinac loo janjeersado.
m.l
Wadaag:
Wax dhinac u qallooca ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Miro yaryar, kuuskuusan, leh biyo dhanaan oo laga helo fitimiin C.
Geedka mirahaasu ka baxaan.
Midabka dharka lagu naqshadeeyo.
m.dh
Wadaag: