Qeexid

"Wax dhinac u jenjeerin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga liici oo kali ah:
  • Rabbigii na kaa siiyey oon ‘ keli ahaan tuugno Ayaan kuu durraantaye ahaw ‘ kaan mar na ba liicin Ka korree asaaggaa astaan ‘ kowniyaad tahaye.
  • Geeddi-socodka dimuqraadiyadda Somaliland, ayaa isna hakad galay tan intii talada dalka ay la wareegtay xukuumadda madaxweyne Rayaale, waxaana sii xooggaystay guddida xukun qarqooshka ee nabadgalyada liicisa.