"Tabarddarro awgeed oo hadba dhinac loo janjeersado."
Wadaag:
Eeg liicliic1
Foorar; janjeer.
m.l
Hadba dhinac u janjeersasho.
f.mg1
-cay, -cday
eeg liicliic2.
m.f.dh
Wax liicliica ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Eeg liicliicid
eeg liicliicsan.
Wax dhinac u janjeerid.
Wax dhinac u jenjeerin.
f.g2
-iyay, -isay
Wax dhinac u janjeersasho.
f.mg3
-saday, -satay
ld liicsasho.
eeg liici.
eeg liic.
ld liicin.
/dh ld liicliicsanaan.
Wax dhinac u qallooca ahaansho.
Eeg liicis
(-sas, m.l) Magacyo badan oo meel ku tixan.