Qeexid

"L. ah: qof jilicsan oo tabar yar."

Qeexid Xigta

Nacas, doqon.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga liid oo kali ah:
  • Xaallada waxbarasho ee da'yarteennu waxay maraysaa meel aad iyo aad u liidata.
  • Marka la derso deegaanka iyo qaabdhismeedkiisa jiyooloji, ayaa shidaalka la qodaa, ka dib saliida qaydhiin la warshadeeyaa ayadoo kul badan la isticmaalayo.