Qeexid
"Liidaanyo dareemid."
[-ooday, -ootay]
liidaanyo oday
liidaanyo otay
f.mg3"Liidaanyo dareemid."
Wadaag:
(daaw.) Dareen dadka saaqa, matag keeni kara, oo ka dhasha xanuun ama cunto la cunay; laqanyo; lallabbo; ladaadyo.
m.dh
Wadaag:
Qof wax liidaanyo hayso ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
U h.: qof, qof kale kalgacal awgiis u soo ordid.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Cid cudur ama dhaqaale darro awgeed la tabar yarayn.
f.mg3
-iitay, -iidatay
Wadaag: