Qeexid
"1."
"1."
Wadaag:
Tidac dun ah, la geliyo feynuusyada gaaska oo marka la shido bixiya iftiin.
Bir yar, buntuqa afkiisa hore ku samaysan oo wax lagu shiisho.
m.dh
Wadaag:
Miro yaryar, kuuskuusan, leh biyo dhanaan oo laga helo fitimiin C.
Geedka mirahaasu ka baxaan.
Midabka dharka lagu naqshadeeyo.
m.dh
Wadaag:
(dii.) (khulafaa, m.dh) Afartii madax oo Nebi Maxamed (n.k.h.a) ku xigtay (Abuubakar, Cumar, Cismaan iyo Cali) darajada iyo magaca loo yiqiin.
(-fyo, m.dh) Nin wakiil ka ah Shiikh xertiisu meelo badan joogto.
m.l
Wadaag:
Ereyo huruuf ku jiro oo loo jeediyo cid aan la jeclayn. ld huuf1.
m.l
Wadaag:
Biyo yar oo lagu qooyo galley, meseggo iwm marka la tumayo ama la shiidayo.
B. ah: midab aad u cad; qurux.
ld biifid.
m.l
Wadaag:
Cid cudur ama dhaqaale darro awgeed la tabar yarayn.
f.mg3
-iitay, -iidatay
Wadaag: