Qeexid

"Tidac dun ah, la geliyo feynuusyada gaaska oo marka la shido bixiya iftiin."

Qeexid Xigta

Bir yar, buntuqa afkiisa hore ku samaysan oo wax lagu shiisho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine