Qeexid

"(-gag, m.l) Garanuugta keeda lab."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga liig oo kali ah:
  • Bishii April 19-keeda, ciidanka Ethiopia ayaa 21 qof oo rayid ah oo ka tirsan Xarakada Tabliigh waxay ku dileen masjidka Hidaya ee Waxara-Cadde ee duleedka Muqdisho.
  • Kooxda Kaiserslautern oo ka badbaaday in ay liiga ka hadho, dhaqaalo xumana ku habsatay xilli-ciyaareedkan, ayaa laga saaray ciyaartoyga khadka dhexe uga ciyaara Marian Hristov, kadib markii uu si xun qabtay ciyaartoyga Bayer nee Elber daqiiqadii 78aad.